Support: +252 617 665667 Free shipping on orders over $50!
Canuuni Menu

Account
Kabo saar
In Stock 8 Barcode: 8269530569

Kabo saar

Category: Home & Kitchen

$16.00
Description

👟 Kaba Saar Casri ah – Gurigaaga Ha Noqdo Mid Nadiif ah oo Habeysan!

Kabahaaga si qurux badan u kala dhig adigoo isticmaalaya Kaba Saar tayo leh oo kuu sahlaya kaydinta iyo abaabulka.

✅ Kaydi kabo badan hal meel
✅ Naqshad casri ah oo qurux badan
✅ Ka ilaalisa kabaha boodhka iyo wasakhda
✅ Si fudud ayaa loo rakibaa loona nadiifiyaa
✅ Ku habboon guri, xafiis ama hostel

🎉 30% DHIMIS GAAR AH – Ha seegin fursaddan!

🚚 Gudaha Muqdisho waxaan kuugu haynaa adeeg gaarsiin (Delivery).

📞 Dalbo hadda: +252 61 7665667

CANUUNI Electronic & Repairing – Alaab tayo leh, qiimo jaban, iyo adeeg lagu kalsoon yahay.

Related Products