Support: +252 617 665667 Free shipping on orders over $50!

Exclusive Deals & Quality Products

Explore top-tier items curated specifically for your workflow with competitive wholesale values.

Catalog Products

6
MPROW Modern 3D
In Stock Code: 287803849432
MPROW Modern 3D

MPROW Modern 3D LED Lamp ✨ 💡 Qurxi gurigaaga ama xafiiskaaga adigoo helaya iftiin casri ah oo soo jiidasho leh. ✅ Naqshad 3D oo qurux badan ✅ Iftiin diiran oo indhaha u roon ✅ Ku habboon qolka jiifka, miiska shaqada ama hadiyad ahaan ✅ Isticmaal koronto yar 💲 Qiimaha: Kaliya $9.99 📍 Gudaha Muqdisho waxaan kuugu haynaa adeegga gaarsiinta (Delivery). 📞 Dalbo hadda: +252 617665667 CANUUNI Electronic & Repairing – Tayada aad ku kalsoonaan karto.

$10.00
7
Tuuji Caawiye
In Stock Code: 471773296045
Tuuji Caawiye

🚽 Tuuji-Caawiye Carruurta – Tababarka Musqusha 👶 Ka dhig barashada isticmaalka musqusha mid fudud, badbaado leh, oo xiiso leh! ✅ Jaranjaro adag oo ammaan ah ✅ Kursi jilicsan oo raaxo leh ✅ Dherer la hagaajin karo ✅ Si fudud ayaa loo laabi karaa loona kaydin karaa ✅ Ku habboon carruurta baranaysa isticmaalka musqusha 💲 Qiimaha: Kaliya $19.99 🚚 Gudaha Muqdisho waxaan kuugu haynaa adeeg gaarsiin (Delivery). 📞 Dalbo hadda: +252 617665667 CANUUNI Electronic & Repairing – Alaab tayo leh, qiimo jaban, iyo adeeg lagu kalsoon yahay.

$19.00
5.5
Electric Coffee Grinder
In Stock Code: 294175405305
Electric Coffee Grinder

☕🌶️ Moongiantgo Coffee Grinder – Mashiinka shiidka bunka & xawaashka ee casriga ah! Ku shiid bunka, basbaaska, lawska iyo xawaashyada kale si degdeg ah oo fudud adigoo helaya dhadhan cusub oo macaan. ✔️ Matoor awood leh 150W ✔️ Stainless Steel Blades adag ✔️ Ku habboon Coffee Beans, Pepper & Spices ✔️ Shiidid degdeg ah oo siman ✔️ Cabbir yar oo sahlan in la qaato ✔️ Naqshad qurux badan oo casri ah 🔥 Ku habboon guriga, café-ga ama xafiiska 📞 Dalbo hadda: 61 7665667 🚚 Free Delivery gudaha Muqdisho Qalabkan yar wuxuu kaa dhigaya diyaarinta coffee-ga iyo xawaashka mid sahlan oo degdeg ah

$14.50
4
Shopping Sar
In Stock Code: 511133751540
Shopping Sar

shopping saar waye 3 shey waye

$13.00
4
Flame Aroma Diffuser
In Stock Code: 128915179944
Flame Aroma Diffuser

Flame Aroma Diffuser

$9.80
4
AUTOMATIC TOOTHBRUSH SQUEEZING DEVICE
In Stock Code: 036702709031
AUTOMATIC TOOTHBRUSH SQUEEZING DEVICE

AUTOMATIC TOOTHBRUSH SQUEEZING DEVICE

$6.00
4
Bathroom Shelves Over Toilet Storage
In Stock Code: 477839610963
Bathroom Shelves Over Toilet Storage

Bathroom Shelves Over Toilet Storage 3 Tiers Toilet Rack Shelf Storage Space Saver

$26.00
5
Bathroom Organizer Shelves
In Stock Code: 716787215614
Bathroom Organizer Shelves

Bathroom Organizer Shelves

$14.00
3
 Multifunction Toothbrush Sterilizer
In Stock Code: 812206818776
Multifunction Toothbrush Sterilizer

Multifunction Toothbrush Sterilizer

$8.00
3
Manual Drinking Water Pump
In Stock Code: 754157778080
Manual Drinking Water Pump

Ka dhig qaadashada biyaha mid fudud oo nadiif ah! Manual Drinking Water Pump waa qalab si sahlan loogu xiro weelasha biyaha (bottle), kaas oo kuu oggolaanaya inaad si degdeg ah biyaha uga shubato.

$5.00